Wasiirka warfaafinta Somalia oo xilkii ka qaaday agaasimihii guud, Mid cusubna magacaabay

Wasiirka Warfaafinta Somalia Cusmaan Dubbe ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii Wasaaradaas, isagoo magacaabay mid cusub sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabay C/llaahi Maxamed Xayir oo horay u soo noqday Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga Talaabadan ayaa aheyd mid maalmahanba la filayay, iyadoo la sheegayo in … Continue reading Wasiirka warfaafinta Somalia oo xilkii ka qaaday agaasimihii guud, Mid cusubna magacaabay